Discover the latest and most popular posts across balbalo.
“Illowsho dhawaa ma ummul baa?”, waa maahmaah Soomaaliyeed oo soo jireen ah, qofkii ay maankiisa ka soo maaxatayna wuxuu ahaa qof aad u xikmad badan, si fiicanna ugu fiirsaday. Maahmaahdana waxaa la xusuustaa mar kasta oo la arko qof dhakhso ku illoobay arrin ay ahayd in uusan illoobin.
Haddii la maqlo mas’alo cusub oo diina waxaa dadka qaarkii yiraahdaan diinta waa la kamilay, taasoo laga fahmayo in loo maleeyey in cilmiga diintu ka duwan yahay culuunta kale, laakiin runtii quraanku wuxu ka kooban yahay waxa lagu barto culuunta kale sida qaanuun, taariikh, luqad, xisaab, farsamo i
Fiqigu waa laan ka mid ah aqoonta diinta islaamka oo ku xidhiidha ku dhaqanka diinta ; waa fahanka qof nusuusta yaqaanaa ugu fasiro habka ugu habboon ama mudan ee loogu dhaqmi karo ! halka ay sartu ka qudhuntaa hadaba waa weedha ah ”habboonida” oo ah dareen nafsadeed oo fiqiyahanku ka dhaxlo deegaan
Sugulle waxa uu dhasahay nuskii danbe ee qarnigii 20aad. Waxa uuna ku dhashay Rays-dheer. Rays-dheer waa tuulo aad u yar oo reerahoodu degijireen, walow ay aad u yarayd haddana waxa ay ahayd mid aad u camiran markii la barbardhigo tuulooyinkii iyada ku hareeraysnaa. Waxa ay lahayd dugsi quraan. Isku
Nebiga (scw) waxaa laga wariyaa in uu yiri: “ Dad ma jireen haddii Eebbe dadka u yeeli lahaa sida ay dadka la doonayaan/ لو أطاع الله الناس في الناس لم يكن ناس “. Waayo? Taariikhda aadanaha inta sida wanaagsan loo hubo waxaa laga ogaaday in dadku wiilasha ka jeclaayeen gabdhaha, haddii Alle dadka oo
Donald J. Trump ayaa ugu danbayn ku guulaystay doorashadii sida wayn loo hadal hayay mudadii la soo dhaafay. Wuxuu ka guulaystay Hillary Clinton oo ahayd haweenay muddo badan ku soo jirtay siyaasadda dalka Maraykanka iyadoona ka soo qabatay jagooyin ama xilal waawayn sida marwada koowaad ee madaxway
Ku Allahoode, waxay soo tebiyeen in nin sarkhaansani uu waddo gooyey, dabadeedna uu qof waddada marayey weydiiyey su’aal ahayd: ” Waddada dhankeeda kale waa halkee?”, Qofkiina wuxuu ugu jawaabey: ” Dabcan waa dhankaas kale”. Markaana ninkii sarkhaansanaa wuxuu yiri: “Waa yaab, markaan dhanka kale ee
Dadka filka weyn ee Soomaaliyeed waxa ay jecel yihiin in ay faca ka danbeeya u sheegaan in ay dadkii hore dhan kasta kaga fiicnaayeen facyaasha danbe. Waxa ay sheegtaan in ay dadkii hore hawlkarro ahaayeen, aftahamiin ahaayeen, indheegaradyo caqli badan ahaayeen, murti badnaayeen, oo ay xoog badnaay
Qofka Soomaalida ugu qabyaalad badani waxa uu jeclaan lahaa in uu arko soomaalida oo dhammaantood hal dowlad ah oo nabadaysan. marka laga reebo qayb ka mid ah qabiilka Soomaalilaan la baxay oo jeclaan lahaa xudduuddii Ingiriiska oo Soomaalida kale ka madaxbannaan in ay helaan. Aragtida qaybtaas reer
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, haddiiba loo dhan yahay oo aysan sheegashooyinkii waayadaan caadiga noqday ahayn, waxaan ka marag ahay – markii aan dhegeystey bayaankoodii – in aysan waxba ku biirin karin bulsho casriga hadda ah nool. Waxay ka soo horjeesteen tirada gaarka ah oo loo qoondeeyey dumar
Xijaabku wuxuu ka mid yahay mawduucyada doodaha badani ay ka taagan yihiin. Waayo Muslimiin badan ayaa waxay u haystaan in xijaabku yahay waajib diintu ay amartay, halka ummadaha dibeddu ay u arkaan in uu yahay astaan liddi ku ah isdhexgalka bulshada. Xasaasiyadda mawduucu leeyahayna waxaa dunida oo
Qiima-dhaca ku yimi dadyawga Muslimiinta ah waxa sida cadceedda looga dhex arki karayey qulqulatooyinka feker iyo baaxaa-degga sawrac ee ilbaxnimada Muslimiinta ku soo taxnaa tan iyo maalintii ay duntey dawladdii Cusmaaniyaddu, ayna samaysantay Boqortooyada Sacuudigu. Qiima-dhacaasi haddii uu dab ah
Maalin dhexdaas ah ayaan booqday Matxafka Taariikhda Sayniska ee Jaamacadda caanka ah ee Oxford. Intii aan dhex wareegayay matxafka waxaan ku arkey qayb dhan oo loo gaaryeelay kaalinta iyo taariikhda Islaamku ka qaatay hormarka cilmiga Sayniska. Taariikhda qoran waxay xusaysaa waqti dunida Islaamka